Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa wada qorshe cusub oo lagula dagaalamayo Burcad badeedka, qorshahaan cusub ayaa ah in Burcad badeedka lagala dagaalamo dhinaca dhulka.
www.mudug.com

"We are ready to do our part against piracy and terrorism"

- Madaxweyne caalin oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalda Hobyo maanta - 25-01-2012

aragtida@hotmail.com

Shiikh Aweys Al Qarani

BUSINESS | CULTURE | ENVIRONMENT | FINANCE | GENDER | POLITICS | PHOTO | SPORTS | TV
Wax qabadka Dowlad Gobaleedka Galmudug
Signing of the Roadmap 4 - 6 September 2011, Mogadishu
Shirka Garowe & Galmudug

TFG & Galmudug

Galmudug -UNSC
  TFG & TFP
Galmudug - UN
Galmudug - International
Tackle Piracy on land , say delegates. Dubai Conference 18-4-2011
Galmudug-Iran
Heshiisyada Galmudug iyo Puntland

Masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland oo kulmay

Galmudug Delegation Arrives in Nairobi to Attend Somalia Consultative Conference - 11 April 2011

Arrima gaar ah
Doorashada Goballada Djabouti
Gobalka Khayr Qaba
Politics Cartoon

World NEWS
Martin Luther King "I have a dream"
State Department: A Dual-Track Approach to Somalia
Somali Channel Live
GOBALKA KHAYR QABA

Hambalyo hambalyo Magaca Cusub ee Gobolka Hobyo

GOBALKA KHAYR QABA ee dowlad goboleedka Galmudug, magaala madaxdiisana waa Hobyo

GOBALKA KHAYR QABA

EE DOWLAD GOBALEEDKA GALMUDUG

Iyada oo maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay magaca cusub ee gobolka Hobyo, magac bixintan oo maanta ka dhacday magaalada Hobyo,

Xafladaas waxaa goob joog ka ahaa madaxwaynihii Galmudug Mudane Mahamed Ahmed Caalin, waxaana la isku raacay in gobolka Hobyo loo bixiyo magaca ah:

GOBALKA KHAYR QABA

Sidaas darteed waxaan u soo jeedinaynaa Shacabka Galmudug hambalyo iyo bogaadin, waxaana u rajaynaynaa in Uu wax wayn ku soo kordhiyo horumarka Galmudug iyo xalinta dhibaatada Soomaaliya guud ahaan.


News and information about Somalia
War Huban iyo Wakhti ku Haboon
Madaxweynha Galmudug oo ka hadley soo furashada la heystayaasha?

Madaxweyne Galmudug Mudane Mahamed Ahmed Caalin oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Ceelguula, kana jeediyay khudbad qiima badan shir halkaas ka socdo.
27/01/2012

Maamulka Galmudug oo Casumaad rasmi ah ka helay Boqortooyada UK
26/01/2012 (keydmedia)

Jaaliyada Galmudug ee London oo safarkii madaxweynaha Galmudug ee Hobyo, soo dhaweeyay.

Gaalkacyo: Shan Burcad Badeed ah iyo Shaqaalihii Hay’adda DDG oo Loo Duuliyey Jabuuti

Waftigii Madaxwaynuhu Galmudug horkacayay oo kusugan Degmada Hobyo, si heer sare ahna loogusoo dhaweeyay. lana shiray shacabka & Maamulka Hobyo.
Booqashada Madaxweynaha Galmudug Ee Hobyo
BREAKING NEWS: Caalin oo ku eedeeyey Sharif Shiikh Axmed inuu qasaayo Siyaasada Galmudug